Waalidiinta Qadarinta mudan,
Waxaan rajeyneynaa inaad nagala soo qeyb-qaadatid oriyeentaashinka qoysaska ay ardaydooda fasalka 6aad u gudbayaan (ardayda iminka dhigata fasalka 5aad) . Oriyeentaashinka wuxuu dhici doonaa Maalinta talaadada ah ee 4da bisha February saacadda 6:30 pm.
Waxaa inoo qorsheysan bandhigyada hoos ku xusan:
Macluumaad dheeri ah oo ay ka mid yinhiin waxyaabaha bandhiga lagaga hadli doono iyo barta kulanka Ayaan idiin soo diri doonaa. Waxaan sugnaaba waa idinkoo ka soo qeyb gala kulankaan.
Nate Swenson
Mudiirka
Richard Larson
Ku-Xigeenka Mudiirka