Waalidiinta ardayda u gudbaya fasalka 8aad ee iskuulka CMS,
Durbadiiba waxaa la gaaray xiligii waalidiinta iyo ardayda ay isu diyaarin lahaayeen sanad-dugsiyeedka 2021-2022! Fariintani waxay hordhac u tahay isdhiwaan-galinta usbuucyada soo scoda dhici doonta.
Qoysasku waxay bilaabii doonaan inay iska diiwaangeliyaan iskuulka CMS inta u dhexeysa 4-ta ilaa 15-ka bisha February. Ardaydu waxay wax ka ogaani doonaan macluumaadka diiwaangelintooda inta lagu gudajiray 1-da ilaa 3-da bisha February. Waxaad heli dontaan macluumaadka lala wadaagi doono ardayda hadaba guji linkiga hoose : Bandhigga Diiwaangelinta Ardayda Fasalka 8aad.
Waalidiinta / Dadka ardayda masuulka ka ah waxay 4ta bisha February heli doonaan emayl oo ay ku jiraan tilmaamaha diiwaangelinta iyo linkiga gudbinta codsiyada koorsada.
2021-2022 Jadwalka Diiwaan-galinta:
· Feb. 3rd: Ardaydu waxay helayaan tilmaamaha diiwaangelinta xiliga fasalkooda xiisadda 1aad
· Feb. 4th: Waxaa waalidka / wakiilka loo soo diri doonaa warqad ka kooban macluumaadka diiwaangelinta iyo tilmaamaha.
· Feb. 4th-Feb 15th: Diiwaan-galinta iskuulka CMS ayaa furmaysa.
· Mar. 5th: Qoysasku waxay helayaan Emayl xaqiijin ah oo ay ku jiraan xulashooyinka koorsada.
Nate Swenson
Mudiirka
Richard Larson
Ku-xigeenka Mudiirka