Tallaabo Qaad - Maanta ay Lagu kireysto
<IP Name> Qaaliga ah, 

Maanta waa maalintii aad qaadi laheyd tallaabo oo aad ku kireysan laheyd Daryeelka Macmiilka Tooska ah ee Washington (CDWA)! Laga bilaabo maanta, Sebtembar 1, waxaad bilaabi kartaa u wareegidaada Macmiilka Jiheysan ee Shaqalayaha (CDE). 

Sida ay qabto CDE, dhammaan Bixiyaasha Shaqsiga (IP) waxay ka wareegi doonaan qandaraaska lala galay DSHS waxayna u shaqaynayaan CDWA. Macmiilkaaga(yaashada) ama Wakiilka u Fasaxan ayaa sii wadi doonaa maareynta shaqaalaynta IP-ga (yadooda). CDWA ayaa noqon doontaa loo shaqeyaha sharciga ee n IPs-yada oo dhan. Waxaan masuul ka noqon doonaa kiresyiga, mushaar bixinta, iyo kormeerida dhicida warqaddaha aqoonsiga, sida hubinta rasmiga iyo tababarka. Marka CDWA ay tahay loo shaqeyahaaga sharciga, waxaad weli heli doontaa mushaar isku mid ah, faa'iidooyinka, iyo xaaladdaha kale ee lagu shaqeyo waxaa bixiyay heshiiska gorgortanka-wadajirka (CBA), haddii aysan isku raacin inay wax ka beddelan CDWA iyo SEIU 775.
Macmiilka aad kala shaqeynayso waxaa loo doortay inuu qeyb ka noqodo Mushraaca.   
  • Sida qeyb ahaan Mushruuca, adiga iyo Macmiilkaaga (yada) waxay fursad u heli donaan inay bixiyaan jawaab celinta ku saabsan waayo araganimaada. 
  • Waxaa laga yabaa inaad taqaano dadka kale ee hela ama bixiya adeegyada daryeelka aan ku jirin kooxda Tijaabada. Waxay kala guur doonaan taariikh kale.
Shaqalaysiiso.
Si aad u bilowdo nidaamka, raac tallaabooyinka hoos.
 
CDWA waxay kuu sameeysay adiga koontada bogga web DirectMyCare si aad u isticmaasho cinwaanka iimaylka halkaas oo aad ka heli karto fariintan. Waxaa lagu sameey xaraf-sireed ku meel gaark ah. Waxaa aad u baahan tahay doonaa inaad beddesho xaraf-sireedka (password).
 
Tilmaamo muhiim ah ayaa laga heli karaa www.ConsumerDirectWA.com/Resources.

Tallaabadda 1 – Gal bogga web the DirectMyCare
  • Riix halkaan si aad u beddesho xaraf-sireedka bogga web DirectMyCare
  • Waxaad ka arki doontaa shaashadda "Ku noqo koontadaada" oo ay kor ku taalo astaanta CDWA. Raac tilmaamaha.
  • Waxaad ka arki doontaa shaashada "tallaabada 1 xaqiijinta". Raac tilmaamaha.
  • Waxaad iimayl gooni ah ka heli doontaa iyada wakiil laga yahay Microsoft B2C CDMS AAD. Fur iimaylkan. Iimayl waxaa ku jira furaha xaqiijintaada. Haddii aadan helin iimyalkaaga, fadlan fiiri spam folder-kaaga.
  • Geli furaha xaqiiijinta ee ku qoran shaashada "xaqiijinta tallaabada 1".
  • Waxaa lagu weydiin doonaa inaad doorato xaraf-sireedka cusub.
  • Kadib marka aad geliso xaraf-sireedka, waxaa gelin doontaa iimayl kale oo xaqiijinaya inaad dib u saxdo xaraf-sireedka.
  • Waxaad geli kartaa DirectMyCare bogga.
Tallaabadda 2 – Buuxi bogga web the DirectMyCare
  • Dhammeystir su'aalaha 
Tallaabadda 3 – Buuxi dukumentiyada shaqaalaysiinta
  • Waxaad u baahan tahay:
  • Koontadaada bangiga iyo lambarka furaha, haddii aad doorato dhigasho toos ah, ama xisaabtaada Wisely iyo lambarka furaha, haddii aad hadda haysato kaarka Wisely oo aad rabto inaad hayso
  • Laysinkaaga darawalnimo ee hadda iyo caddaynta caymiska, haddii aad wadi doonto Macmiilkaaga
  • Cadeynta awodda sharci ee looga shaqeysto Mareykanka iyo qof la aqoonsaday si loo cadeyo foomka I-9
Tallaabadda 4 – Hanuunita shaqaalaysiinta CDWA
  • Buuxi hanuuninta lacag bixinta CDWA (qiyaas ahaan labo saac)
Baro wax badan oo ku saabsan CDE.
Macluumaadka Webinayaasha (Waxay u furan tahay dadweynaha)
Tijaabada Taageerada (Wuxuu u furan yahay Macaamiisha iyo IPs-yada)
  • Tijaabada CDE: Su'aaaha tooska ah ee Kireysiga iyo Caawinta (xaadiris caymin), ikhtiyaarada dhowr kulan
Isku diiwaangeli webiinayaasha iyo kulumada tijaabada taageerada ee ku jirta websaydka CDWA, www.ConsumerDirectWA.com/Resources.
Kala Xiriir CDWA 
Lamabarka Telefoonka Lacagta La'aanta ah: 866-214-9899

Waxaan kugula soo xiriri donaa adiga telefoonka si aan ogaano warqaddan. Fadlan nagula soo xiriir telefoonka ama iimayl haddii aad qabto su'aalo.
 
Daacadnimo,  
Kooxda Shabakadda Daryeelka Macmiilka Tooska ah ee Washington 
CDWA waxay kugu caawinaysa luuqadaha iyo qaabab kale 
Dadka dhagaha iyo maqalka la'a: 877-398-7969
Haddii aad qabto su'aalo ku saabsan xubinimada midowga, lacagaha, sii wadida waxbarashada ama faa'iidooyinka, fadlan wac Xarunta SEIU 775 Xubnimada Macluumaadka 866-371-3200.