District 196 wants your input on facilities needs
District 196 invites all parents, guardians and other district stakeholders to attend one of three meetings to learn more about facilities, equipment and space needs in the district, and give feedback on improvements that are being considered for a possible bond referendum vote later this school year.
***
Degmada 196 waxay rabtaa ra'yigaaga ku saabsan baahiyaha xarumaha
Dhammaan daneeyayaasha degmada 196 waxa lagu martiqaadayaa inay ka soo qayb galaan mid ka mid ah saddexda shir ee Noofambar 15, 16 iyo 17 si ay u helaan macluumaadka ku saabsan xaruumaha, qalabka iyo baahiyaha boosaska ee Degmada 196, iyo inay bixiyaan jawaab celin ku saabsan horumarinta suurtogalka ah ee la tixgelinayo si loo daboolo baahiyahaas.
Sawir koodka QR-ka si aad isaga diiwaan geliso mid ka mid ah saddexda Wada-hadal ee Degmo ee ku saabsan xarumaha Noofambar 15, 16 iyo 17. Dhammaan saddexda shir waxay ahaan doonaan isku mid. Fadlan ka soo qayb gal mid oo wadaag fikradaada wada hadal koox yar
***
El Distrito 196 desea conocer su opinión sobre las necesidades de infraestructura
El Distrito 196 invita a todos los padres, tutores y otras partes interesadas del distrito a asistir a una de las tres reuniones para aprender más sobre las necesidades de infraestructura, equipo y espacio en el distrito, y dar su opinión sobre las mejoras que se están considerando para una posible votación de referéndum de bonos a finales de este año escolar.
Escanee el código QR para inscribirse en uno de los Diálogos del Distrito el 15, 16 o 17 de noviembre. Las tres reuniones serán iguales. Por favor, asista a una de ellas y comparta su opinión en un diálogo en grupos pequeño.